Shir Sadex Geesood ah oo u socda Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea (Sawirro)

Magaalada Asmara ee caasimada dalka Itoobiya waxaa shir sadex geesood ah uga socdaa Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali. Kulanka ayaa ah mid ay madaxdan uga wada hadlayaan arimo xasaasi ah ay kamid yihiin xoojinta iskaashiga sadex geesoodka ah, waxaa sidoo kale kulanka looga hadlayaa … Continue reading Shir Sadex Geesood ah oo u socda Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea (Sawirro)